
Abaaqaroow
Guri barwaaqo iyo rayn-rayn
Dhuusamareeb:diyaarado ay ledahay dowlada maraykanka,oo dul heehaabaya magaalada dhuusa mareeb
abaaqaroow.com) wararka uu ka helayo war sidaha,caalamiga ah ee abaaqaroow.com ayaa sheegaya in magaalo madaxda,gobolka galgaduud, ee bar tamaha somaliya, ay dul heehaabayaan diyaarado aad u waawayn kuwaas oo ah kuwii 1/5/2008ka danbeeyey uduqeytii magaalada dhuusamareeb,ee Magaalo ...
Kuli akhri
15.05.2008.
Golaha Odayaasha Baabinta iyo Bah dilka Beelaha Hawiye oo uga digay shacabka Gaajeysan in ay cunaan raashinka ay shalay qeybiyeen Ciiddmada nabad ilaalayaasha ethiopianka.
Golaha baabinta iyo bahdilka Beelaha hawiye ayaa digniin culus u jeediyay dadka ku dhaqan Degmada Dayniile, kaas oo ay uga digeen in ay cunaan raashinkii shalay ay qeybiyeen Ciidamada Ethiopia.
Gudoomiyaha baabinta Beelaha Hawiye timo jare ...
Kuli akhri
15.05.2008.
ALLAAHUMMA LAA TAJCAL MUSIIBATANAA FII DIININAA MUNAAFUQA WEYN EE COL. XASAN DAAHIR AWEYS WAA WAQTI LUMIS WEEYE WADA HADALADA KA SOCDA JABUUTI
Munaafuqa weyn ee col xasan daahir aweys oo ka mida ah madaxda Kusheegta isbahaysiga Argigixisdda saldhigoodu yahay tuuladda a
Kuli akhri
15.05.2008.Muqdisho:qaarka midah maamulka gobolka banaadir oo u mahad celiyey ciidamada ethiopia ee walaalohood mushaarkoodii raashin ugu qaybiyey.
(abaaqaroow.com)qaar ka tirsan maamulka gobolka banaadir ayaa uga m,ahad celiyey ciidamad ethiopia kaalmadii ay shalayto gaar siiyeeyn walaalohood.
gudoomiyaha kuxigeenka,arimaha bulshada ee gobolka banaadir ayaa aad uga mahad celiyey kaalmadaas ay walaalohood soo gaar...
Kuli akhri
15.05.2008.
Boosaaso:maamulka puntland oo ay maalinkii saddexaad u xiran yihiin saraakiil sar sare oo ONLFah.
(abaaqaroow.com)maamulka puntland ayaa waxaa maalinkii saddexaad u xiran saraa kiil sar sare oo ka tirsan jabhadda onlf,nimankaas,ayaa maamulka puntland waxay ku hayaa baaritaano kaladuwan iyadoo ay baaritaanadaasi ka socdaa xarunta hay'adda nabadsugida puntland ee PISta eemagaalada...
Kuli akhri
15.05.2008.
Ciidamada nabad ilaalayaasha ethiopia oo howlgallo ka sameynaya xaafadaha Towfiiq iyo Juungal.
Ciidamada nabadilaalayssha itoobiya iyo Ciiddamad Mujaahidiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waaberigii ku dheelmaday Xaafadaha Towfiiq iyo Juungal ee Degmada yaaqshiid, iyagoo halkaasina Kakaxeystaya Argigixisyaal tirobadan.
Kuli akhri
15.05.2008.
Ciidamada nabad ilaalinta Ethiopi ayaa shalay kaalmo bini aadmi u fidiyay dad ku tabaaleysnaa xeryo qaxooti oo ku yaal duleed Muqdisha Gaarahaan Xaafadda Deyniile
Mogadishou: (Abaaqaroow)Ciidamada nabadilaalinta Ethiopia ee ku sugan magaalada Muqdishou ayaa maanta deeq raashin iyo kaalmo bini aadannimo u qeybiyay dadka qaxootiga ah ee ku dhaqan xeryaha ku yaal Degmada D...
Kuli akhri
15.05.2008.
Gaalkacyo:Golayaashii kasocday maamulka puntland,oo la kulamay,dhalin yarada Gobolka,hay'adaha,iyo Gudiga xaafadeynta,magaalada Gaalkacyo
(abaaqaroow.com)wafdi kasocday golayaasha puntland oo udhashay,gobolka mudug, oo maal mahaanba jooga,magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug,ayaa shir laqaatay dhalin yarada,gudiga xaafadeynta,magaalada gaalkacyo,iyo hay'adaha kaladuwan.
wafdigaan oo uu hor boo da...
Kuli akhri
15.05.2008.
Nin meleeshiyo ah oo xalay labo qofood oo rayid ah ku toogtay gudaha magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka jubada Hoose.
(Abaaqaroow) wararka ka imaanaya magaalada kismaayo ayaa sheegaya in habeenkii xalay uu nin Meleeshiyo ah uu toogasho ku dilay labo nin oo wada fadhiyay goob ay ku sheekeeysanayeen.
ninkan dableeyda ah a...
Kuli akhri
14.05.2008.
Dowlada Ereteriya oo ku eedeysay Q/Midoobay in ay kala dhantaaleyso awooda kooxaha Mucaaradka ah xilli Q/midoobay ay wado dadaalo dib u heshiisiineed
Madaxweynaha kusheega Wadanka Eritrea Isaias Afwerki oo wareeysi gaar ah sinayay wakaalada Wararka ee Reuters isagoo ku sugan Madaxtooyada ee Dalkaasi ayuu ku eedeeyay Q/Midoobay in ay isku Dayeeyso in ay kala qeeybiso Mucaaradka D...
Kuli akhri
14.05.2008.
Casmara:isba haysaga isugu yeeray dib u xoraynta dalka oo kala jabay.
(abaaqaroow.com) isbahaysaga la baxay dib u xoraynta ee ay ku midoo been kooxihii loooga awood batay dalka, iyo kuwo ka gadooday, baar lamaanka somaliya xiligii ay max kamaduhu, xamar joogeen ayaa labo ukala jabay
sida uu idaacada,BBCda, laanteeda afsomaliga, u sheegay yuusuf i...
Kuli akhri
14.05.2008.
Garoowe:madaxwene ku xigeenka puntland oo ka hadalay arimo ay ka mid yihiin qodista macdanta puntland,iyo amaanka gobolada pntland.
(abaaqaroow.com) madaxwene ku xigeenka maamul goboleedka somaliyed ee puntland ahna kusimaha madxweynaha puntland Md.xassan daahir maxamuud ayaa ka hadlay arimo ay kamid yihiin qodista macdanta,iyo amaanka puntland, waxa uu sheegay madxwene ku xigeenku inay wax ka qabteen amaan xumi...
Kuli akhri
13.05.2008.
waasidee amaanka magaalada kismaayo
(abaaqaroow.com) amanaka magaalda kismaayo ayaa ah mid aad u xun bilahaanba iyada oo uu hada marayo meeshii ugudan baysay.
dadku sugan magaalda kismaao oo ay la xidhiidhay shabakada abaaqaroow.com ayaa aad u ga day rinayey amaanka, magaaladaasi.
dadku waxay sheegeen inay mal...
Kuli akhri
13.05.2008.
Gaalkacyo:Ogaadeen waa Walaalahayo ,ONLF-na maba naqaan hadii ay dagaal lasoo galaan Puntland-na deyn meyno" Daahir Cabdulqaadir Axmed.
(Abaaqaroow.com)- Gudoomiyaha gobalka Mudug Daahir Cabdulqaadir Axmed ayaa siweyn uga hadlay Warar ay todobaadyadan qorayeen dad ka soo horjeeda Xiriirka Puntland & Itoobiya ,kaasoo sheegayay in ay Xukuumada Puntland dad udhashay Ismaamulka Somaalida idhiibtey Dawladda Itoobiya
Gudoomiy...
Kuli akhri
13.05.2008.
xildhbaanka xilka uu umada uhayo ka jecel isbaarada
waxa aan aad ula yaabanahay soomaalidu waxay marwalba ka hadlaan cadaalad sinaan diin iyo alla kacabsi, hadana waxaa intaas dheer illaah ayay baryayaan oo dadka illaah baryaya qof ayay waxay dhahaan aamiin inta farta kutaagaan iyagoo ka wada war allaah noobari ayagoon qofka ta...
Kuli akhri
12.05.2008.
gudoomiyaha kuxigeenka,arimaha bulshada ee gobolka banaadir ayaa aad uga mahad celiyey kaalmadaas ay walaalohood soo gaar...
Kuli akhri
Kuli akhri
Kuli akhri
Kuli akhri
wafdigaan oo uu hor boo da...
Kuli akhri
Kuli akhri
Kuli akhri
sida uu idaacada,BBCda, laanteeda afsomaliga, u sheegay yuusuf i...
Kuli akhri
Kuli akhri
dadku sugan magaalda kismaao oo ay la xidhiidhay shabakada abaaqaroow.com ayaa aad u ga day rinayey amaanka, magaaladaasi.
dadku waxay sheegeen inay mal...
Kuli akhri
Gudoomiy...
Kuli akhri
Kuli akhri 
