
Abaaqaroow
Guri barwaaqo iyo rayn-rayn
XIRIIRKA DAWLIGA AHI IN LA XUSHMEEYO AYUU MUDAN YAHAY.
Maalmahan waxan ku arayey meelaha wax lagu qoro (so called websites) qaarkood oo ay dad jiraayi daabacayeen - qoraallo ay qarkood caaddifad wada dhalasho sheegtaayi ka muuqato; qaar kale oo ay qolyo dano gaar oo foolxun lehi faafiyeen oo hab nacasnimo ah ereyada qaarkood l...
Kuli akhri
17.05.2008.
Laascaanood:iidoorka oo kala baxay Maleeshiyadii Dabocayuun IyoHuunadii himishaka Daadihineysay inta badan Gobolada SSC.
abaaqaroow.com)waraka aanu ka helayno gobolada ssc ayaa sheegay inay halkaas ka bexeen ciidamo,farabadan oo ah kuwa somlidiidka,ciidankaasi waxa ay aadeen,dhanka hargaisa,sida ay wararku sheegayaan,wararku waxay intaasi ku darayaan inay ciidamadaaasi ay xoogoodii aadeen...
Kuli akhri
16.05.2008.
Baladweyn:qaarka tirsan maamulka cusub ee gobolka hiiraan oo soo gaaray caasumada gobolka.
(abaaqaroow.com)waxaa maalinimadiii khamiistii galinkii danbe soo gaaray caasumada gobolka hiiraan ee baladweyne, wafdi balaaran oo uu hogaaminayo gudoo miyaha, cusub ee gobolkahiiraan.
wafdigaas oo ahaa sadex xubnood waxay kal'ahaayeen,gudomiyaha gobolka Hiiraan Max'e...
Kuli akhri
16.05.2008.
FAALO: NIN AFAWERKE KA AMAR QAATAA MA AFLAXO
In badan baan maqalay iyadoo kooxaha fadhigoodu Asmara yahay ee martida u ah ee Isias Afarwerke ay ku eedaynayaan dowalada Soomaaliya inaanay (dowladu) xor u ahayn go’aankeeda oo taladu ka go’do Meles Zanawi iyo maamulkua Itoob...
Kuli akhri
16.05.2008.
Diyaarado Helicopters oo saaka lagu arkay Xeebaha Magaalada Muqdisho
Diyaarado Helicopters ah oo joog hoose ku socda ayaa saaka waxaa lagu arkay hawada Xaabta Magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta ku aadan Degmooyinka Xamarweyne, Shangaani iyo Cabdi Casiis ee Gobolka Banaadir kuwaasoo kuraada joogo Argigixisdda Al haboow
<...
Kuli akhri
16.05.2008.
Qaramada midoobay oo Ansixisay in Ciidamo ka Socda QM loo diro Wadanka Somalia.
Qaraarkaan oo uu maanta meel marinayay golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa waxaa lagu heshiiyay in xafiiska qaramada midoobay u qaabilsan arimaha wadanka Soomaaliya laga soo raro magaalada Naayroobi
Halkaasoo xafiisku uu sanado badan ka hoowl galayay, wadamo badan oo k...
Kuli akhri
16.05.2008.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif Xasan oo xalay ku hoyday Magaalada Jabuuti Ujeedada socdaalkooda
Guddoomiyaha Isbaheysiga Mucaaradka ahna Guddoomiyaha Ganboyartii Maxkamadaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo hoggaamiyaha Golaha dhexe ee Isbaheysigaas Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa tagay Magaalada Jabuuti halkaas oo ay wada hadalo uga socda Dowladda Federaalk...
Kuli akhri
16.05.2008.
Dhuusamareeb:diyaarado ay ledahay dowlada maraykanka,oo dul heehaabaya magaalada dhuusa mareeb
abaaqaroow.com) wararka uu ka helayo war sidaha,caalamiga ah ee abaaqaroow.com ayaa sheegaya in magaalo madaxda,gobolka galgaduud, ee bar tamaha somaliya, ay dul heehaabayaan diyaarado aad u waawayn kuwaas oo ah kuwii 1/5/2008ka danbeeyey uduqeytii magaalada dhuusamareeb,ee Magaalo ...
Kuli akhri
15.05.2008.
ALLAAHUMMA LAA TAJCAL MUSIIBATANAA FII DIININAA MUNAAFUQA WEYN EE COL. XASAN DAAHIR AWEYS WAA WAQTI LUMIS WEEYE WADA HADALADA KA SOCDA JABUUTI
Munaafuqa weyn ee col xasan daahir aweys oo ka mida ah madaxda Kusheegta isbahaysiga Argigixisdda saldhigoodu yahay tuuladda a
Kuli akhri
15.05.2008.Muqdisho:qaarka midah maamulka gobolka banaadir oo u mahad celiyey ciidamada ethiopia ee walaalohood mushaarkoodii raashin ugu qaybiyey.
(abaaqaroow.com)qaar ka tirsan maamulka gobolka banaadir ayaa uga m,ahad celiyey ciidamad ethiopia kaalmadii ay shalayto gaar siiyeeyn walaalohood.
gudoomiyaha kuxigeenka,arimaha bulshada ee gobolka banaadir ayaa aad uga mahad celiyey kaalmadaas ay walaalohood soo gaar...
Kuli akhri
15.05.2008.
Boosaaso:maamulka puntland oo ay maalinkii saddexaad u xiran yihiin saraakiil sar sare oo ONLFah.
(abaaqaroow.com)maamulka puntland ayaa waxaa maalinkii saddexaad u xiran saraa kiil sar sare oo ka tirsan jabhadda onlf,nimankaas,ayaa maamulka puntland waxay ku hayaa baaritaano kaladuwan iyadoo ay baaritaanadaasi ka socdaa xarunta hay'adda nabadsugida puntland ee PISta eemagaalada...
Kuli akhri
15.05.2008.
Ciidamada nabad ilaalayaasha ethiopia oo howlgallo ka sameynaya xaafadaha Towfiiq iyo Juungal.
Ciidamada nabadilaalayssha itoobiya iyo Ciiddamad Mujaahidiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waaberigii ku dheelmaday Xaafadaha Towfiiq iyo Juungal ee Degmada yaaqshiid, iyagoo halkaasina Kakaxeystaya Argigixisyaal tirobadan.
Kuli akhri
15.05.2008.
Ciidamada nabad ilaalinta Ethiopi ayaa shalay kaalmo bini aadmi u fidiyay dad ku tabaaleysnaa xeryo qaxooti oo ku yaal duleed Muqdisha Gaarahaan Xaafadda Deyniile
Mogadishou: (Abaaqaroow)Ciidamada nabadilaalinta Ethiopia ee ku sugan magaalada Muqdishou ayaa maanta deeq raashin iyo kaalmo bini aadannimo u qeybiyay dadka qaxootiga ah ee ku dhaqan xeryaha ku yaal Degmada D...
Kuli akhri
15.05.2008.
muqdisho:wasiirka gaashaandiga ee buruundi oo arima ay kamid yihiin wadahadalada jabuuti,iyo qaraxyadii lala beegsaday, ciidankooda, ka hadalay.
(abaaqaroow.com)wasiirka gaashaan dhiga ee dalka buruundi oo maalmahaanba safar shaqo kujooga, caasimada somaliya ayaa kahadlay arimo kaladuwan.
wasiirku waxa uu taageeray shirka kasocda jabuuti wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay mid ...
Kuli akhri
14.05.2008.
Casmara:isba haysaga isugu yeeray dib u xoraynta dalka oo kala jabay.
(abaaqaroow.com) isbahaysaga la baxay dib u xoraynta ee ay ku midoo been kooxihii loooga awood batay dalka, iyo kuwo ka gadooday, baar lamaanka somaliya xiligii ay max kamaduhu, xamar joogeen ayaa labo ukala jabay
sida uu idaacada,BBCda, laanteeda afsomaliga, u sheegay yuusuf i...
Kuli akhri
14.05.2008.
gudoomiyaha kuxigeenka,arimaha bulshada ee gobolka banaadir ayaa aad uga mahad celiyey kaalmadaas ay walaalohood soo gaar...
Kuli akhri
Kuli akhri
Kuli akhri
Kuli akhri
wasiirku waxa uu taageeray shirka kasocda jabuuti wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay mid ...
Kuli akhri
14.05.2008.
Casmara:isba haysaga isugu yeeray dib u xoraynta dalka oo kala jabay.
(abaaqaroow.com) isbahaysaga la baxay dib u xoraynta ee ay ku midoo been kooxihii loooga awood batay dalka, iyo kuwo ka gadooday, baar lamaanka somaliya xiligii ay max kamaduhu, xamar joogeen ayaa labo ukala jabay
sida uu idaacada,BBCda, laanteeda afsomaliga, u sheegay yuusuf i...
Kuli akhri
14.05.2008.

